(Akhriso) Guddiga doorashada Somaliland oo shaaciyey doorashada 16 kursi

Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ayaa shaaciyey iney qaban doonaan doorashada 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. “Waxaa aanu shaacinaynaa in Guddiga Maamulka doorashada kuraasta Somaliland ay u soo gudbiyeen GHDHF in ay qaban doonaan 16 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka BFS sidaa darteed waxa aanu ku wargalinaynaa beelaha kuraastaa leh … Continue reading (Akhriso) Guddiga doorashada Somaliland oo shaaciyey doorashada 16 kursi